Labo Nin oo Kenyaan ah oo Laga Masaafuriyay Soomaliya+Sawirro

0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa maanta dalka ka masaafurisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay.

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Qeybta Dabagalka ayaa gacanta ku soo dhigay labadan nin waxana manta dib loogu celiyay Dalka Kenya.

Hay’adda ayaa labadan nin ka mamnuucday in mar dambe ay dib ugu soo laban karin waxaana dhaman waxyaha Hay’adda lagu wargaliyay in ay ka foojignadan cid kasta oo dalka sharci rao ku joogta

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here