Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay oo Gaaray Magaalada Cadaado+Sawirro

0

Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi ka socday Qaramada Midoobay.

Wafdigaan ayaa iskugu jiray Hay’addaha kala ah UN-OCHA, UNICEF iyo OIC waxayn dhammaantood u u gaareen Magaalada Cadaado in ay u kuur galaan xaaladda Abaaraha ee kataagan deegaanada Galmudug ayaa soogaaray maantay magaalada Cadaado.

Wafdigaan waxaa hogaaminyay afdigaan hogaaminayey Madaxa OCHA Somalia Justin Brady, wafdigaan waxay kulamo la qaateen guddiga gurmada abaaraha Galmudug iyo gudoomiye ku xigeena labaad ee Barlamaanka Galmudug.

Deeganada Maamulka Galmudug waxaa ka jira abaar xoogan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here