Kala Xiranka Gaalkacyo Oo Saameyn ku yeeshay u Gurmashada dadka abaaraha ay saameeyeen

0

Nabadoon Cabdicasiis ow yuusuf oo kamid ah waxgaradka gobolka mudug ayaa sheegay in maamulada galmudug iyo puntland ay caqabad ku yihiin u gurmashada dadka ay abaaraha ay saameeyeen.

Nabadoonka ayaa tilmaamay in xaafadaha gaalkacyo ee kala xiran ay caqabad ku noqdeen si dadka shacabka ah loo caawiyo.

Dhinaca nabadoona yaa sheegay in loo baahan yahay in maamulada galmudug iyo punnland in ay ka shaqeeyaan nabadda magaalada gaalkacyo oo xiligaan aan colaad aan la horseedin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here