Akhriso: Puntland oo Tv-ga Universal Ka Mamnuucday Deeganada Maamulkaas

0

War kasoo baxay Wasaaradda warfaafinta,isgaarsiinta boostada iyo wacyi galinta Hidaha ee Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in taariikhda oo maanta ku beegan 5/3/2017 laga joojiyay Tv-ga Universal shaqooyinkii uu ka hayay deeganada Maamulka puntland.

Sababaha loogu joojiyay ayaa lagu sheegay in uu baahiyo warar lidi ku ah jiritaanka maamulka puntland.

Önceki İçerikTurky-ga oo Ka Qeyb Qaadanaya Wax Ka Qabashada Abaarta Soomaliya Ka Jirta
Sonraki İçerikErdogan Calls to Help Drought-hit East Africa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here