War Deg Deg ah:- Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa-Bakaaraha

0

Wararka ka imaanaya suuqa-weyn ee bakaaraha ayaa ku wramaya in dab xoogan uu ka kacay suuqa.

Dabka oo ah mid aad u xoogan ayaa ku fidaya meelo badan oo suuqa.

dadka muqdisho ayaa badi saakay ku qulqulaya suuqa kuwaa oo doonaya in hantidooda ay bad baadsadaan.

DHinaca kale waxaa suuqa. gaaraya booyado dabdemis ah.

Gowdhow La Soco Faafaahin

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here