Faah-faahin:-Qarax Qasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

0

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay afar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax goor dhowayd ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday maleeshiyo beeleed ka horjeedda Al-Shabaab, in kastoo ilaa haatan cid sheegatay aysan jirin.

Goobta qaraxa uu ka dhacay waa Degaanka Gambarlaawe oo dhinaca koonfur ka xigta Baledweyne ilaa 7 KM.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here