Xiliga Farmaajo La Wareegayo Talada Madaxtooyada Soomaliya oo La Ogaaday

0

Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa wali la wareegin talada Madaxtooyada Soomaliya tan iyo markii la doortay ayuu ku shaqeynayay Hoteelka Jaziira oo ku yaalal Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Dadka intooda badan ayaa isweydiinaya xiliga uu Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo la wareegayo xafiiskiisa, oo haatan uu ku sugan yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh maxamuud.

Ilo lagu kalsoonan karo ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo la wareegayo talada Madaxtooyada Soomaliya uu todobaadkaan kormeer ku tagay 15-ka bishaan February oo beegan maalinta Arbacad ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here