War Deg Deg:-Galmudug oo Ajaanib Ku Xukuntay Magaalada Gaalkacyo

0

Maxkamadda Sare ee Magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug oo maanta u fadhiisatay Maxkamadeynta 4-nin oo u dhalatay dalka yemen oo si sharcidaro ugu kaluumaysanaya xeebaha maamulkaas ayaa ku dhawaaqday xunada lagu riday ragaas.

Maxkamadda ayaa sheegtay in ragaan lagu xukumay in ay bixiyaan lacag gaaraysa 60-kun oo Dollar-ka Mareykanka ah kadib markii in muddo ah xaalufin aan loo meel dayin ay ku hayeen qeyraadka xeebaha dowlad Goboleedka Galmudug,islamrkaana lagu so qabtay howlgal la sameeyay.

Makamadda ayaa sidoo digniino u dirtay dowladaha cadeeystay in gurtaan qeyraadka badadaha Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here