Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug waxaa ka socota Maxkamadeynta 4-yemeniyiin ah oo Ciidamada Dowlad Goboleedka Galmudug ay kusoo qabteen howlgal ay ka sameeyeen xeebaha maamulkaas, xili ay kaluumaysi sharcidaro ah ay sameynayeen.
4-taan yemeniyiinta ah ayaa lagu hayay Xabsi ku yaala Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta la filayaa in Maxkamadda ay go’aan ka gaarto, kadib markii kaluumaysi sharcidaro ah ay ka sameeyeen xeebaha maamulkaas.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

