War Deg Deg:-Sawiradda Meydadka Ciidamada Kenya Dagaalkii Kulbiyow oo Lasoo Bandhigay+Sawirro

0

Xarakada Al-shabaab ayaa goordhaweyd baahisay sawirrada Meydadka Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howgalka Midowga Afrika Amisom kuwaasi oo lagu dilay weerarkii Jimcaha lagu qaaday Saldhiga deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubada Hoose.

Sawirada Al-shabaab ayaa goordhaweyd baahiyeen ayaa waxaa laga dheehan karaa askar ka Tirsan Ciidamada Kenya oo daadsan banaanka hore ee Xerada ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubada Hoose.

Dagaalkii Ciidamada Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kulbiyow waxaa ay sheegeen in lagu dilay 67-askari oo kenyaan, inkastoo taasi ay beenisay dowladda Kenya.

Alshabaab-42 Alshabaab-41 Alshabaab-39 Alshabaab-37 Alshabaab-36 Alshabaab-35 Alshabaab-32 Alshabaab-23 Alshabaab-24 Alshabaab-26 Alshabaab-27 Alshabaab-28 Alshabaab-29 Alshabaab-31 Alshabaab-22 Alshabaab-21 Alshabaab-20 Alshabaab-17 Alshabaab-16 Alshabaab-15 Alshabaab-14 Alshabaab-6-1 Alshabaab-8 Alshabaab-9 Alshabaab-10 Alshabaab-11 Alshabaab-12 Alshabaab-13 Alshabaab-4-1 Alshabaab-5-1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here