Waxaa War-saxaafadeed soo saaray Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka waxaana ay kaga hadleen qaabka ay u dhacday Munaasabadii 27-kii Bishan lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee Labada Aqal ee Soomaaliya.
Waxaa Guddiga Doorashooyinka ay sheegeen in ay ku howlan yihiin sidii ay u soo dhameystiri lahaayeen xubnaha xildhibaanada ee weli ay harsan tahay Doorashadooda.


