Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo dib u dhac ay ku timid

0

 Sida hore loos haaciyay waxaa maanta qorshaha uu ahaa in la qabto doorashada gudoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Waxaa balanka uu ahaa in 22-ka Bishan 12-aad oo maanta ku beegan, inay qabsoonto Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Ku xigeenadiisa islamarkaana la sii anba qaado kadib doorashooyinka harsan.

 

Waxyaabaha ugu horeeya ee hortaagan doorashada gudoonka baarlamaanka ayaa inaan weli lagu guuleysan dhaarinta xildhibaanada aqalka sare iyo kuwa aqalka hoose ee baarlamaanka cusub.

 

Weli wax war ah ma aysan soo saarin madasha wadatahsiga qaranka oo ay kaga hadlayaan arintaani.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here