Sawiro:- Howlgalo Laga Sameeyay Xaley Muqdisho

0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa xaley howgalo baaritaano ah waxa ay ka sameeyeen  qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Howgalka waxaa si gaar ah u fulinayay Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya iyo kuwa Booliska waxana howlgalada laga fuliyaya Xaafado ku yaala degmooyinka Xamar jajab iyo  Degmada Waaberi.

Taliyaha Booliska qeybta Gobolka Banaadir Korneel Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in howlgalka lagu soo qab qabtay dad fara badan islamarkaana shaqsiyaadka la soo qabtay baaritaano lagu hayo.

Taliyaha ayaa tilmaamay in howlgalada socda logu gonleeyahay xaqiijinta amaanka magaalada muqdisho oo dhawaa lagu wado in doorashada gudoonka baarlamaanka iyo mida madaxweynaha in lagu qabto.

Lama ogo tirade rasmiga oo ay ciidanka dowladda xaley ku soo qabteen holwgalki laga sameeyey degmada waaberi.

 

Radio Simba

1e

6e7e-615x420

5e-619x420

4e-622x420

3e-611x420

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here