Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka bari ayaa ku waramaya in goorhdow magaalada lagu dhaawacay Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliska Puntland la dhaawacay.
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska puntland oo lagu magacaabo Jaamac Saxar-diid ayaa mudooyinki la soo dhaafay waxa uu ku sugnaa magaalada boosaaso ee gobolka bari.
Wararki ugu dnabeeyay ee magaalada ka imaanaya ayaa ku waramaya in Taliye ku xigeenka dhaawici soo gaaray uu u dhintay kadib marki la dhigay isbitaalka magaalada boosaaso.
Ragga weerarka fuliyay ayaa dhow xabadood madaxa kaga dhuftay taliyaha waxana dhaawac soo gaaray taliyaha la dhigay isbitaalka magaalada boosaaso inkastoo daqiiqado ka hor uu geeriyooday.


