Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee ka imaanaya Deeganada Galmudug

0

Galmudug ayaa guud ahaan soo gaba gabeysay Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee ka socotay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug.

Kursigii ugu dambeeyay ayaa xalay lagu guuleystay, iyadoo si rasmi ah u soo dhameystirmeen Xildhibaanada ka soo galaya deeganada Galmudug Dowladda Dhexe.

Hadaba Halkaan ka Akhriso magacyada Xildhibaanada Aqalka hoose iyo Aqalka Sare ee Galmudug

Saciid Nuur Giriish

Mahad Salaad

Qaasim Maxamed Jamac .

Duniyo Maxamed Cali

Cabdi Shire Jaamac

Xuseen Qaasim Yuusuf

Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.

Bootaan Ciise Caalin

Xasan Macalin Maxamuud

Maxamed Cabdulle Faarax Geesey

Xirsi Aadan Rooble

Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim

Abdulahi Ali Axmed

Cabdiqadir Gaafow Maxamud

Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.

Naciimo Maxamed Gacal

Maryan Cariif Qaasim

Yusuf Xeyle Jimcaale

Cabdiweli Maxamed Qanyare

Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac

Warsame Maxamed Xasan(Warsame Joodax)

Cabdi Caziz Ilmi Cali

Ikran Aden Absuge

Axmed Macalin Fiqi

Ubax Tahlil Warsame

Maryan Maxamed Xuseen

Maryan Xaaji Cabdi Geeddi

Zakariye Xasan Cali

Maxamed Axmed Abtidoon

Saabir Nuur Shuriye

Cabdixakim Macalin Xuseen

Cali Axmed Sharif

Nadifo Faarax Jaamac

Abdiashakur Ali Mire

Faarah Xassan

Sahra Cumar Maalin

Dhinaca kale, Galmudug waxaa horay loogu doortay ilaa 8 Xildhibaan oo gobolka u matali doona aqalka sare ee federaalka ah.

Liiska Galmudug Ee Aqalka Sare:

Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Axmed Abdi Dhagdheer

Yusuf Geelle Ugaas

Zamzam Daahir Maxmud,

Cabdiwaaxid Qoonjeex

Jawaahir Axmed Cilmi

Abubakar Axmed Xaashi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here