Xildhibaan Daahir Amiim Jeesow oo kamid ahaa Baarlamankii Federaalka Soomaliya ee waqtigiisa uu dhamaaday ayaa maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hir-shabeelle.
Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacday kursigiisa Xildhibaano ee beeshiisa oo mudooyinkii ugu dambeeyay ee ku matalayay inkastoo doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Jowhar loolan adag la galiyay.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow waxaa la tarmayay Xamze aadan ayaa ku guul Jeesow waxa uu helay 30 cod, halka Musharaxa kale ee la tartamayay uu helay 21 cod, waxaana markii lagu dhawaaqay natiijada doorashada bilowday rasaas dabaal deg aheyd oo cirka loo ridayay.








