Waxaa maanta magaalada jowhar doorashadi aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya waxa kus oo baxay xubno hore xila ugu hayay dowladda waqtigeeda uu idlaaday iyo sidoo kale kuwo ku cusub siyaasada soomaaliya.
Xildhibaanadi maanta lagu doortay magaalada jowhar waxa ay kala yihiin.
1.Maxamed Cumar Ceemooy, oo ku soo baxay 26 cod.
2.Farxiyo Maxamuud Dhaqane oo ku soo baxday 43 cod.
3.Mina Xasan Shibis, oo ku soo baxday 27 cod.
4.Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, oo ku soo baxay 32 cod.
5.iyo Dahabo Suusow oo ku soo baxday 27 cod.

