War Deg Deg ah:- C/llaahi Goodax Barre Oo Kamid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

0

Kursi mudooyinki ugu danbeeyay Muran uu ka taagnaa ayaa manata si rasmi ah loo soo afjaray kadib marki lagu xaliyay khilaafka si hoose.

C/llaahi Goodax Barre oo kamid ahaa xildhibaanada waqtigooda uu idlaaday ayaa maanta markale waxa uu ku guuleystay kamid noqoshada xildhibaanada cusub ee baarlamaanka soomaaliya.

Kursiga tartankiisa uu ku soo baxay C/llaahi Goodax Barre oo ah kursiga Beesha Agoon ee Xawaadle ayaa waxaa doorashadiisa lagu qabta magaalada jowhar.

Wareegi labaad ayuu si rasmi ah u soo baxay, C/llaahi Goodax Barre oo ku sigtay wareegi koowaad in laga adkaado.

Kusigaaan waxaa ku loolamayay 4 Mushashax Oo Kala Ah Cabdullahi Goodax Bare Bile Iidle Sabriye Maxamed Cabdulaahi Garguurte Iyo Jen.Muqtaar codeeynta 1-aad  waxaa kusoo baxay ilaa labo musharax oo kala ah Goodax Iyo bile

waxaa mar kale la guda galay  wareega labaadna Ee Usoo Gudbeen  bile iidle sabriye iyo cabdullaahi Goodax Bare waxaanaWeerga Labaad Looga Adkaaday  bile iidle sabriye waxaana codad Gaarayo Ilaa 32 Cod Kusoo Baxay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Bare oo kamid noqday xildhibaanada Baarlamaanka Somalia 2016-2016

C/llaahi Goodax Barre ayaa mudooyinki la soo dhaafay waxa uu hardan xoogan ugu jiray sida uu ku hanan lahaa kursiga uu maanta ku guuleystay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here