Puntland Oo Fasaxday Doorashada aqalka Hoose ee Baarlamaanka

0

Maamulka puntladna yaa kud hawaaqay in ay fasaxeen doorashooyinki aqalka hoose ee baarlamanaka soomaaliya oo dhawaan ay hakad geliyeen.

War uu soo saaray maamulka puntland ayaa lagu sheegay in la fasaxay sii socoshada doorashooyinka aqalka hoose ee baarlamanaka ee mudooyinki la soo dhaafay ka socday magaalada garowe ee gobolka Nugaal.

Puntladn ayaa dhawaan joojisay doorashooyinka deegaanadeeda ka socday iyadoona ku an dacooneysay in xubnihi matelihi lahaa deeganada gobolka sool iyo meelo ay kamid yihiin Buuhoodle in shaqsiyaad ka soo jeedo gobolada waqooyi ay xukumayaan arrintaana mas’uul uu ka yahay gudoomiye jawaari.

Balse guddiga doorashooyinka dad ban ee heer faderaal ayaa shaley shaaciyay in si rasmi ah loo xaliyay cabashooyin ay qabeen maamulka puntland.

Radio Simba

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here