Akhriso:-Shaxda Wajiga Kowaad ee Doorashada Aqalka Hoose ee Hir-shabeelle oo Lasoo Saaray

0

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay uga hadlayaan doorashada Aqalka Hoose ee dhowaan ka dhaceysa magaalada Jowhar, iyadoo loo tartamayo 37 kursi oo ay ku tartami doonaan xildhibaanadii hore ugu fadhiyay iyo kuwo cusub,

Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Hir-shabeelle  ayaa waxa ay bilaaban doontaa 16-ka bishan iyadoo lagu tartami doono 13 kursi oo ka mid ah 37 kursi ee taal G/Sh/dhexe.

shax11-745x1024

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here