Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle mudane Cali C/laahi Osoble ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Magacyada Musharixiinta Xubnaha aqalka ee dalka ee ka imaanaya deeganada Maamulka Hir-shabeelle.
Tirada Musharaxiinta Xubnaha aqalka sare dalka ee ka imaanaya deegaanada Maamulka Hir-shabeelle ayaa lagu sheegay 18-musharax waxayna ku tartami doonaan sidddeeda kursi oo uu maamulka Hirshabeelle ee Aqalka Sare.
Doorashada Xubnaha Aqalka ee dalka ee ka imaanaya deeganada Maamulka Hir-shabeelle ayaa dhici doonta Maalinta axad ee Taariikhdana ay ku beegan tahay 06/11/2016 waa sida uu horey u shaaciyay maamulka Hir-shabeelle.
Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose Ka Akhriso:-
1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen
2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud,Fartuun C/qaadir
Faarax, Sacdiyo daa’uud Maxamed iyo Axmed Sayid Axmed
3-Maxamed Cismaan Faarax(Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi
4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey,Cismaan Mocow iyo
Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.
5-Maxamed Awow Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi
6-Muuse Xasan Yalaxow(Muuse suudi) iyo Xasan Cali Caadle
7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur
8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle.

