Askari 72 sano jir ahaa oo Shaqada ka Fariistay oo Isku Qarxiyey Magaalada Tokyo ee dalka Japan+Sawirro

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  labo qarax oo maanta ka dhacay magaalada Utsnomiya oo dhacda Waqooyiga Tokyo ee Caasimada dalka Japan.

Qaraxa koowaad oo ka dhacay magaalada Utsnomiya oo dhacda Waqooyiga Tokyo ee dalka Japan ayaa waxaa ku naf waayay 3-ruux oo shacab ahaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 3-kale oo shacab ahaa sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Booliska dalka Japan.

Qarax labaad, ayaa sababay dab badan oo baabuurta meel la dhigto u dhow, halka ninka isqarxiyay gurigiisa oo 8 km (5 miles) u jira halka uu qaraxa ka dhacay , ayaa lagu sheegay warbixinta in uu isna dad burburiyay.

Telefishanka fadhigiisu yahay Magaalada Tokyo ee  dalka japan ee NHK World ayaa qaraxa kadib baahiyay sawiro muujinaya gawaari gubanaysa iyo dad dhaawac ah oo laga soo saarayo goobaha qaraxyada ay ka dhaceen.

39a0ca2900000578-3863808-image-m-19_1477207853611 39a0ce5700000578-3863808-image-a-22_1477212185026 39a0f72000000578-3863808-image-m-25_1477212277360 39a19f9f00000578-3863808-image-m-3_1477218239438 39a19fa300000578-3863808-image-a-1_1477218191899

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here