Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Guulleed oo Gaaray Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud

0

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa gaaray deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud oo maanta ay kuwada dagaalameen Ciidamo kala taabacsan maamulada Galmudug iyo kuwa Ahlusuna Waljameeca.

Wasiiro,Xildhibaano, iyo Saraakiil Ciidan ayaa kamid ahaa wafdi uu hogaaminaayay Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guulleed ee gaaray deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud.

Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta kuwada dagaalamay Ciidamada Nabad Sugida Galmuduug iyo kuwa maamulka Ahlusuna Waljameeca oo taageero soo siinaysay maleeshiyaad hubeysan inkastoo galabnimadii maanta la xaqiijiyay in ay deegaanka isaga baxeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here