Daa”uud Aweys Jaamac oo Loo Magacaabay La Taliyaha Sare Arrimaha Siyaasadda Xafiiska UNSOM

0

Af-hayeenka madaxtooyada Soomaaliya Daauud Aweys Jaamac ayaa la sheegay in loo magacaabay xilka ah la taliyaha sare arrimaha Siyaasadda Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM loosoo gaabiyo.

Inkastoo si rasmi ah uusan ugu hadlin Af-hayeenka madaxtooyada Soomaaliya Daauud Aweys in uu ka tanaasulay jagada Af-hayeenka madaxtooyada maadaama QM ay u magacaawday La taliyaha sare arrimaha Siyaasadda Xafiiska Qaramada Midoobay  Soomaaliya ee UNSOM.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here