Waxa maanta dalka dib ugu soo saalbtay wafdigi dowlada kaga qeyb galay dawacada badda oo doodeeda dhawaan lagu soo gaba gabeeyay wadanka Holland.
Wafdiga xeer ilaaliyaha waxaa garoonka aadan cadde ku soo dhaweeyay mas’uulyii ka tirsan dowlada soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Axmed cali daahir ayaa sheegay xili uu warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho qaabka ay u dhacday dhageysiga doodi ku saleysneed dacwadda badda ee xaga murunka ee dhaxeyay mudooyinki la soo dhaafay dowlada soomaaliya iyo dowalda Kenya.
Dowalada soomaaliya iyo Kenya ayaa go’aan kaga fadhiya Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ee fadhigeedu yahay wadanka Holland taas oo dhageystay dacwadaha ay kala qaban laba dal.
Waxaan idiin soo gudbindoona warka la xariira xeer-iaaliyaha guud qaranka oo faahfaahsan.

