Faah-faahin:-Gaari ay ku Xirnaayeen Waxyaabaha Qarxa oo ku Qarxay Isgoyska Jubba +Dhageyso

0

Wararka naga soo gaaraya isgoyska Jubba ayaa ku waramaya in gaari nooca maarkeet-ka loo yaqaano in uu ku qarxay isgoyska Jubba  ee Magaalada Muqdisho.

Gaari qarxa ayaa la sheegay in  lagu shubaayay shidaal.

Inta la xaqiijiyay 1-qof ayaa dhintay 7-kalana way dhaawacmeen dhamaanba waxa ay ahaayeen shacab  sida idaacada simba ay u sheegtay mid kamid ah dadkii ku sugnaa halka uu qaraxa ka dhacay.

Dhanka kale C/fitaax Cumar Xalane, Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in uu socdo baaritaan ku aadan, cidii qaraxa ku soo xirtay gaarigaasi.

1474465510e9e54 14744655123f0c7 1474465510029c3 147446551390740

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here