Macalinka Manchester City Guardiola ayaa ah Midka Dhabta ah ee “Special One” War ka Careysiinaya Macalin Morinho.

0

Laacibkii Hore ee kooxda Manchester United Roy Keane ayaa aaminsan in Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola uu yahay midka Dhabta ah ee “Special One” markii loo eego Hogaamiyaha kooxda Red Devils Jose Mourinho.

Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa adkaatay 7-kulan oo xiriir ah isagoo sidoo kale Todobaadkii hore ka guuleystay ninka ay xifaaltamaan ee Jose morinho kulanka loogu Magac-daray Derby Manchester oo ka dhacay Garoonka Old Trafaford.

Hogaamiyaha kooxda Red Devils Jose Mourinho ayaa la baxay Magaca “Special One” kadib markii uu Chelsea yimid sanadkii 2004-tii.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here