Banaanbax loga soo horjeeday Qaadka oo manta ka dhacay Magaalada Muqdisho “SAWIRO”

0

Qaad Qaad Dooni meyno, Qashinkiisa doonimeyno Waa ereyo kamid ah ereyadi ay adeegsanayeen qaar ka mid ah shacabka muqdisho  oo manta dhigay bananbax si weyn looga so abaabulay degmooyinka Howlwadaag hodon iyo  Bondheere kuwas o socdal lug ah kumaray degmoyinka kale  ug dambeyna waxa ay isugu tageen beerta qaadka ee Muqdisho.

 

Bananbaxa oo ay ka qeeb qaateyn boqolal dadweyne ayaa waxaa uu aha mid looga so horjeyday qaadka oo Laga Keno Dalka Kenya kasi oo dowlada somaliya kal horay jojisay baslse Dib Loo Fasaxay in somaliya usogalo Qaadka Kadib hishisyo aywada galeb=n madaxweyne xasan shiiq oo waqtgisa dhamaday iyo madaxweynaha Kenya.

 

Hadaba Idaacda Simba Ee Muqdisho Ayaa Tagtay Goobta Uu Bananbaxa Ka Socday Iyado u kuur galeyso Soo gudbinta dareenka ay qabaan Banaanbaxayaasha Waxana Banan Baxayaasha Ay dal badeen In gabi ahaanba La Joojiyo qaadka oo ay Sheegen In dadka soomaliyed iyo dalkaba u dhibaato ku yahay iyagoo sheegay In Kenya Soomaliya uu U yahay Suuq Sidaas awgeydna Waxa Ay Dalbadeyn In Gudahan Dalka Qaadka Lasoo Galinayo In La Joojiyo Sida Doowlada Ingariiska Wadankeyda Ay Ugu Joojisay.

 

Mudo 8maalin ah Kadib oo Doowlada Soomaliya Joojisay Qaadka Ka Yimaada Gobolka Meeruu Ayaa nShalay Marki ugu Horeysay Waxaa Garoonka Muqdisho Kasoo Degay 2diyaaradood Uqaad Siday.

 

Wixi markasi kadambeyay waxaa Soo badanahyay hadal heyn Ku aadaneyd Qaadka Soo galay dalka iyo hishiisyada ay wada Gaareen Kenya iyo Somaliya dadka qaar ayaa u arka in somaliaya ay dib usoo Ceshatay awoodii Dowladnimo halka kuwa Kalana ay u arkaan In Hishiisyada ay gaareen Kenya iyo soomaliaya In ay yihiin kuwo dano kale laga leyahay.

Xuquuqda qoraal wareedka iyo Sawirada waxa leh Radio Simba

5

4

2

1

3

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here