Degmada Jilib ee Gobolka Dhexe oo  Maanta Si Weyn Loogu Dabaaldagay Munaasabada Ciidul Adxaa(DaawoSawirro)

0

Bulshada ku nool degmada Jilib ee Gobolka Dhexe ayaa maanta si weyn ugu dabaaldagay Munaasabada ciidul adxaa  ayagoona salaada ciida ku tukaday fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray.

Gudoomiyaha Xarakada Al-shabaab u qaabilsan gobolada Jubbooyinka Shiikh Max’ed Abu Cabdalla oo la hadlay dadkii salaada ciida la tukaday ayaa  ku dheeraaday baraarujinta bulshada, isagoona sheegay in Alshabaab ay ka adkaadeen cadow uu sheegay iney soo weerareen degaano ka tirsan Jubooyika.

ciid3 ciid4 ciid5 ciid6 ciid7 ciid8 ciid9 ciid10 ciid11 ciid13 ciid14

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here