Akhriso:-Puntland oo Soo Saartay Amaro Lagu Baarayo Gaadiidka Rakaabka ah

0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa lagu amray in baaritaan dheer lagu sameeyo Gaadiidka Rakaabka ah ee isaga kala gudbaya dhamaan deegaanada Puntland.

Amarkaan ayaa la sheegay inuu yahay mid la doonayo in lagu ilaaliyo nabad-gelyadda deeganada Maamulka Puntland.

akhris

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here