Cafu :-“Bellerin-ka Kooxda Arsenal Waa Sida Anoo Kale oo Yar”

0

Halyeygii hore ee xulka dalka Brazil Cafu ayaa aaminsan  in daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin in uu leeyahay qaab ciyaareedkiisa oo kale.

Hector Bellerin oo 21-jir ah ayaa noqday dooqa kowaad ee qeybta daafaca midig ee kooxda Arsenal qeybtii dambe xili ciyaareedkii 2014-15  ee soo dhamaaday.

Daafiicii Hore ee kooxaha Roma, AC Milan ee dalka Talyaaniga iyo xulka dalka Brazil oo sanadihii 1994 iyo 2002 ku Guuleystay koobkiii aduunka ayaa aaminsan in uu soo baxay New Cafu oo ah Daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here