Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka  John Kerry oo Gaaray Dalka Kenya+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa maanta booqasho waxa ay ugu bilaabatay dalka Kenya.

Waxaa aqalka Madaxtooyada  ee dalka Kenya loogu arimiyo   wafdiga uu Hogaaminaayo Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, iyo mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada Kenya.

Madaxweynaha iyo iyo John, ayaa waxay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin la dagaalanka argagixisada, doorashooyinka Somaaliya iyo qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfurta dalka Suudan.

John Kerry, ayaa waxaa sidoo kale lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi kula kulmo Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Geeska Afrika, waxayna kulankoodaasi diiradda ku saari doonaan siyaasadda gobolka.

1471869071eb441 1471869072e6373

U.S. Secretary of State John Kerry (L) talks to Kenya's President Uhuru Kenyatta during their bilateral talks at the State House in Kenya's capital Nairobi, August 22, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya

14718690668f930 147186906370a6a 1471869067357ad 1471869069747de

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here