Kooxda Manchester United ayaa Guul ka Gaartay dhigeeda Southampton kadib ciyaar ka dhacday Guriga Masraxa Riyada ee Old Trafford ee Magaalada Manchester.
Ciyaaryahankii Hore ee reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay Labada Gool ee Manchester United kaga Guuleysatay kooxda Southampton waana Goolkiisa 3-aad labo kulan uu kooxdiisa Cusub u saftay.
Xidiga ugu qaalisan dhanka Suuqa kala iibsiga ee Paul Pogba ayaa kasoo muuqday Garoonka Old Trafford Kadib markii uu lacago waali ah kaga soo laabtay kooxda Horyaalka dalka Talyaaniga ee Juventus.
MAN UTD (4-2-3-1): De Gea 6; Valencia 6, Bailly 6.5, Blind 6.5, Shaw 7; Pogba 7, Fellaini 6.5; Mata 7 (Mkhitaryan 76, 6), Rooney 6.5 (Smalling 89), Martial 6.5; Ibrahimovic 7.5.
Subs not used: Young, Rashford, Romero, Herrera, Schneiderlin
Scorer: Ibrahimovic 36, 52 pen
SOUTHAMPTON (4-3-1-2): Forster 6.5; Soares 6, Van Dijk 6.5, Fonte 5.5, Targett 6; Hojberg 6.5, Romeu 6 (Clasie 12, 5.5), Davis 5.5 (Austin 67, 6); Tadic 6.5; Long 6.5, Redmond 7.
Subs not used: Yoshida, Rodriguez, McCarthy, Ward-Prowse, Pied.
Referee: Anthony Taylor 7
Star man: Zlatan Ibrahimovic





















