Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa shaxdiisa ka saaray Laacibka qadka dhexe ka ciyaara ee Yaya Toure kulan ka Tirsan Champions League play-off –kiisa ay la ciyaari doonaan kooxda Steaua Bucharest.
Toure ayaa shaki la galinayaa Mustaqbalkiisa kooxda Manchester City isagoo aan sidoo kamid noqonin xidigihii City matalayay Furitaanka Horyaalka Ingiriiska.
Squad in full: Hart, Caballero, Gunn, Sagna, Zabaleta, Otamendi, Stones, Adarabioyo, Kolarov, Clichy, Angelino, Fernando, Fernandinho, Delph, Nolito, Silva, Navas, De Bruyne, Sterling, Iheanacho, Aguero.

