Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan bixitaan xidigaha Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez isagoo rajeeyay in ay kooxda sii joogan sanado kale.
Labada xidigaan ayaa heshiiska ay kula jiraan kooxda Gunners waxa uu dhacayaa xili ciyaareedka June 2018-ka Ozil ayaa mar kale dalab ka helay naadigiisa hore ee Real Madrid.
“ma Jirto sabab ay Taagerayaasha quseysa ayuu wenger warbaahinta maanta u sheegay ka Hor kulanka Liverpool ee axad.

