Shabaab oo Deegaanada Ay ka Joogaan Gobolada Jubooyinka kusoo Bandhigay Ciidamo Cusub+Sawirro

0

Xarakada al-shabaab ayaa soo bandhigtay ciidamo cusub oo ay ka aasaastay degaanada ay ka joogaan Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Ciidankan ayaan wadan wax hub ah balse waxay qaataan dareys u gaar ah iyo gaadiid magacooda lagu qoray oo ay ku howlgalaan.

Mas’uuliyiin ka Tirsan al-shabaab oo la hadlay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa sheegay in ciidamadan laga howlgeliyey markii ugu horeysay degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe, waxayna intaa ku dareen in ciidamadan ay yihiin kuwo Xisbo ah oo ku shaqeynaya nidaam ka duwan kuwii hore.

xis xis1 xis2 xis3 xis4 xis5 xis6 xis7 xis8 xis9 xis10 xis11 xis12

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here