Maamulka Telefishinka Al-jazeera Xaruntiisa ugu weyn ee Magalada Doha ee dalka Qatar yaa xaqiijiyay inuu geeriyooday wariye xagga wararka shabakadaasi ka caawinayay.
Wariyaha dhintay oo lagu magacaabo Ibrahim Al Umer ayaa la sheegay in ku gada jirey Howlihii shaqo gaar ahaan raadinta Barnaamijka kabaxa Tv-ga Aljazeera ee la Yiraahdo Al Jazeera Mubasher.
Diyaarahada dagaalka Dowlada Russia ee duqeynta kawada dalka Syria ayaa la sheegay in ay duqeeyeen Tuulada Tarmaniin ee dhaacda baadiyaha magaalada Aleppo ee Waqooyiga Suuriya waxaa duqeyntaas la xaqiijiyay In ay ku dhinteen 16-qof uu ku jiro wariye Ibrahim Al Umer oo kamid ah Wariyaasha Tv-ga Aljazeera.

