Theresa May oo Arbacada Loo Dhaarin Doono Raisulwasaaraha Dalka Ingiriiska(Daawo Sawirrada)

0

Theresa May oo hadda ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Ingiriiska ayaa maalinta arbacada oo bari ah waxaa loo dhaarin doonaa Raisulwasaaraha dalka Ingiriiska ka dib markii ay tartanka isaga baxday haweeneydii  la tartameysay Andrea Leadsom.

Theresa May  ayaa haatan ah  Gudoomiyaha Xisbiga Conservative-ka, dalka Ingiriiska markii ay Tartanka iska baxday haweeneydii loolanka adag kula jirtay ee Andrea Leadsom.

Theresa May, Raisulwasaaraha dalka Ingiriiska  ayaa sheegtay inay la imaan doonto qorshaha hogaamineed ee Britain, si ay Ururka Midowga Yurub ugala xaajooto ka bixista Britain.

362AA66200000578-3684386-image-m-97_1468255093622 36281CC300000578-3684386-Mrs_May_made_her_speech_just_an_hour_Mrs_Leadsom_sensationally_q-a-45_1468242784363 3628CE7600000578-3684386-Chris_Grayling_Theresa_May_s_campaign_manager_spoke_outside_the_-a-47_1468242784409 3628BFA900000578-3684386-image-a-58_1468247377206 362AE3AB00000578-3684386-image-a-125_1468260594691 362AADA200000578-3684386-image-a-115_1468258085005 362AAAE900000578-3684386-image-a-108_1468255798643 362AAAC900000578-3684386-image-a-99_1468255536828

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here