Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Saakay Laga Dareemayo Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

0

Dhaqdhaqaaq Ciidan  ay Sameenayaan Ciidamada dowlada  iyo kuwa AMISOM ayaa saakay laga dareemayaa Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo xalay ay ku hoyden Ciidamada Xarakada Al-shabaab.

Dad ku  nool magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho,  ayaa sheegay in ay dareemayaan casbi aad u weyn madaama ay Magaalada kusoo si qayaan Ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Amisom al-shabaab-na ay wadaan dhaqdhaqaaq Ciidamada.

Dhanka kale Wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/raxmaan Adan Sate  ayaa  sheegay in awood yari haysato awgeed ay ciidamada dowlada soomaliya, kuwa koonfur Galbeed ay keentay in ay isaga baxaan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Al-shabaab-na ay la wareegaan.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here