Raisulwasaaraha Dalka India Narendra Modi oo La Kulmay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta+Sawirro

0

Raisulwasaaraha dalka India Narendra Modi, oo maalintii labaad booqasho ku jooga dalka Kenya ee qaarada afrika ayaa la kulmay Mas’uuliyiinta ugu sarsareysa dalkaas sida Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Narendra Modi, oo booqasho ku maraya qaarada afrika ayaa waxay booqashadiisa kaga bilaabatay dalka Mozambique, iyadoona uu uga sii gudbay South Africa, Tanzania iyo Kenya oo hadda uu ku sugan yahay.

Ra’iisal Wasaaraha India,  Narendra Modi,  ayaa saxiixay heshiis lagu xoojinayo xiriirka iskaashi ee kala dhaxeeyadalka  Kenya, sida ganacsiga, horumarinta iyo ammaanka.

India waxay Afrika kala shaqaynaysaa arrimo ay ka mid yihiin horumarinta, tamarta, ganacsiga iyo maalgashiga, waana ujeedada ugu wayn ee booqashada Ra’iisal Wasaaraha India uu ku maraayo Afrika.

14682718901afe5 14682718853aa66 14682718841d423 1468271893f6871 1468271891e019b 1468271889eb6e2 14682718931f525 14682718921c035 14682719002c111 146827189657f0c 146827189871bcf 14682718941994e 1468271894118501468271889eb6e2 1468271891e019b 1468271893f6871 14682718841d423 14682718853aa66 14682718901afe5 14682718921c035 14682718931f525 14682719002c111 146827189657f0c 146827189871bcf 14682718941994e 146827189411850

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here