Dawlada Koofur Africa oo Xusaysa Askartii kaga Geeriyootay Dagaalkii kowaad ee Dunida

0

In ka badan 250 askari modow Koofur Afrikaan ahaa ayaa lagu dilay dagaal kowaad ee Dunida oo ka dhacay dalka Faransiiska, oo ah halka hadda lagu xasuusanayo sida uu sheegay wasiirka Difaaca ee dalka Koofur Afrika.

Nosiviwe Mapisa oo ah wasiirka difaaca islamarkaana ah qabiir dhinaca militariga ah ayaa ka sheegay degaanka Dieppe oo ku yaala waqooyiga dalka Faransiiska halkaas oo lagu qabtay xuska loo samaynayay askartaas Koofur africanka ahayd ee ku geeriyootay dagaalkii kowaad sanadkii 1916-kii ee Wadamada Yurub u dhaxeeyay.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here