Faah-faahin ku Saabsan Isku Hor Imaadka ka Dhacay Magalada Cadaado

0

Ciidamo Maleeshiyo beeleed uu hogaaminayay C/qaadir Afweyne oo kamid ah Ganasatada Qaadka ayaa maanta weerar ku qaaday Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado ee  Caasimada Kmg-ga Maamulka Galmudug.

Rasaas socotay Muddo saacado ah ayaa la sheegay in ay ka dhacday Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado taasi oo u dhaxeyay Ciidamada Meleeshiyo beeleedka uu hogaaminayay C/qaadir Afweyne  iyo Ciidamada Booliska.

Dhanka kale Mas’uulyihiin ka Tirsan Maamulka Galmudug aynu la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ka hadlaan isku hor imaadkaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here