Wararka naga soo gaaraya degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax Nuuca Miinada dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay Suuqa ugu weyn Muqdisho ee lagu iibiyo Ariga oo kuyaala Xaafada Raadeelka ee Degmadaas.
Qaraxa Ka dhacay suuqa lagu iibiyo Ariga ayaa la sheegay in uu geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh waxaa dadkii ku dhaawacmay qaraxa u gurmad Maamulka Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
Wixii kusoo kordha simbanews.com

