Kooxda Paris Saint-Germain ayaa dhameystirtay Heshiiska Daafca heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka Thomas Meunier kasoo kaga yimid kooxda Club Brugge ee Horyaalka dalka Belgium-ka.
Xidigaan 24-sano jirka ah ayaa qeyb ka Noqday Xidigaha xulka dalka Belgium ee matalayay ciyaariha Uero 2016 oo haatan ka socda dalka France ka hor inta aysan kasoo reebin xulka dalka Wales, waana saxiixii sedexada ee Xili Ciyaareedkaan sameesay kooxda marka laga soo xidigaha Grzegorz Krychowiak iyo Hatem Ben Arfa.

