Alan Pardew :-Waxaan Jeclahay in aan Macalin u Noqdo Xulka England Laakin Haatan Ma Ahan

0

Macalinka kooxda Crystal Palace Alan Pardew ayaa sheegay in uu jecel yahay in uu noqdo macalinka xulka dalka England balse ay haatan aheyn uuna ku faraxsan yahay Nolosha kooxda ku ciyaarta Garoonka Selhurst Park..

Kadib marki uu shaqada ka Fariistay Macalin Roy Hodgson waxaa jirey Macalimiin badan oo lala xiriirinaayay shaqada xulka dalka England waxaa ugu horeeya macalinkii Hore ee kooxda Newscastle United Alan Pardew.

Alan Pardew ayaa ah macalin aad u yaqaana shaqooyinka laga qabta dalka Ingiriiska isagoo xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay kii ka horeeyay kooxda Crystal Palace ka badbaadiyay horyaalka heerkiisa Labaad.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here