Akhriso:-Galmudug oo Guddi Soo Baara u Magacawday Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Gobolka Mudug

0

Cadaado, 29-june 2016——Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa  guddi  soo baara dagaaladii  dhawaan ka dhacay deegaanada hoos yimaada qeydro  iyo  baxdo  dagaaladaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Gudigaan ayaa ka kooban 10 xubnood oo iskugu jira wasiiro , xildhibaano  iyo odayaal dhaqan  ayadoon gudoomiye looga dhigay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed  , gudigaan ayaa loo magacaabay si loo ogaado waxyaabaha keenay colaadan ka dhacaday deegaanada hoostaga Qeyadro iyo Baxdo  iyo dadkii ka qeyb qaatay colaadaas

Halkaan Riix si aad u Akhrisato Warsaxaafadeedka

002

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here