Alan Shearer oo Lala Xiriirinaayo Shaqada Xulka England

0

Weeraryahankii Hore ee xulka England Alan Shearer ayaa lala xiriirinayaa shaqada macalimo ee xulka Three Lion markii uu xalay shaaciyay in uu ka tagay shaqadaas Roy Hodgson kadib guuldaradii kasoo gaartay xulka dalka Iceland Ciyaaraha Uero 2016.

Shearer ayaanan aheyn nin aad ugu wacan dhanka Macalinimada wuxuuna sanadkii 2009-kii shaqo ka qabtay kooxda Newcatle United iskastoo 8-kulan kadib ay dib ugu laabatay Horyaalka heerkiisa labaad.

Xulka dalka England ayaa habeenkii xalay ahaa laga soo cirib tirey ciyaarayaha Uero 2016 ee dalka France  kadib guuldaradii kasoo gaartay xulka dalka Iceland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here