Ganacsato Soomaaliyeed oo Hantidoodii Lagu Boobay Magaalada Pretoria  ee Koonfur Afrika+Sawirro

0

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya in  is qabqabsi  dhex maray xisbiga talada haya ee ANC oo ku aadan qofka u matali doona duqa magaalada Pretoria  Doorashooyinka dowladaha Hoose ay sababtay in la boobo  hantida ganacsato  ajaanib ah oo Magaaladaaas ku ganacsanaysay.

Mid kamid ah Soomalida ku nool magaalada Pretoria   ee dalka Koonfur afrika oo lasoo xiriiray idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hanti badan ay lahaayeen dad soomali ah in la boobay kadib markii ay isku dhaceen xabsiga talada haya ee ANC kuwaasi oo isku qabsaday cida u matali doonta duqa magaalada Pretoria  Doorashooyinka Dowlada Hoose.

Dalka Koonfur Afrika ayaa kamid ah dalalka lagu dhibaateeyo Soomalida

IMG-20160621-WA0006_resized IMG-20160621-WA0007_resized IMG-20160621-WA0008_resized IMG-20160621-WA0009_resized IMG-20160621-WA0010_resized IMG-20160621-WA0011_resized IMG-20160621-WA0012_resized IMG-20160621-WA0013_resized IMG-20160621-WA0014_resized IMG-20160621-WA0015_resized IMG-20160621-WA0016_resized o

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here