Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 9-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-Xuseen Maxamed aadan 2-Cabdi qadar Maxamed Cali 3-C/laahi Cusmaan Cabdi waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed axmed Jimcaale












