Thiago Silva oo Dib ugu Soo Laabtay Xulka Brazil kadib Ceyrintii Macalin Dunga

0

Daafaca kooxda Paris Saint-Germain Thiago Silva ayaa ku dhow in uu dib ugu laabto xulkiisa Brazil.

Kaptanka kooxda dalka Faransiiska ee Paris Saint-Germain Thiago Silva ayaa lagu daray 35-ciyaaryahan ee xulka dalka Brazil u matalaya ciyaaraha Olympics ee ka dhacaya Magaalada Rio Bisha August.

31-jirkaan daafaca ka ciyaara ayaa ganaax kala kulmay Macalinkii laga ceyriyay shaqada ee Dunga kadib markii uu gacanta ku taabtay kubad ciyaarihuu  Copa America quarter-final ay la ciyaareen xulka dalka Paraguay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here